Axmed Madoobe oo Warbixin siiyay golaha Wasiiradda Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay qodobo kale duwan.   Kulanka waxaa ugu horeyntii Madaxweynaha golaha oga warbixiyey xaaladda guud ee dalka iyo arimaha doorashooyinka oo xiligan lagu guda jiro sidii losoo dhameeystiri lahaa xubnaha kamid noqonaya kuraasta aqalka hoose ee barlamaaka Soomaaliya. … Continue reading Axmed Madoobe oo Warbixin siiyay golaha Wasiiradda Jubbaland (Sawirro)